ammaanee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-neeyay, -naysay)Qof ama shay ammaan siin; nabadgelyo siin.
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ammaanee ↴
ammaanayn [m.f.dh]
eeg ammaanee.
ammaan [m.l]
1. Nabadgelyo. 2. Qodob yar oo ku yaal buntukha, bistooladda, hubka qarxa iwm oo marka la xiro qaraxa ka ilaaliya rasaasta ama hubka kale. 3. Cad kala bara kuruska geela oo sida badan ceeriinka laga cuno.
ammaan [m.dh]
Wax wanaagsan oo cid laga sheego. 2. Xoolo hadiyad ahaan loo siiyo madaxda ama boqorrada.
ammaan [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
Wax wanaagsan cid ka sheegid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg