ansaarax
(m.l)ld insaarax¹.
ansaarax
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xay, -xday)ld banaaxi², insaarax².
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ansaarax ↴
insaarax [m.dh]
U soo hiloobidda lo'da ay u soo hiloowdo dhashoodii; araasi. ld ansaarax¹, araasi¹.
insaarax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Dhal u soo hiloobid (lo'). ld ansaarax².
ansaar [Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective]
Muslinkii hore oo reer Madiina oo Nebi Maxamed (nnk) iyo Muhaajiriintii soo dhoweeyey oo taageerada weyn u fidiyay.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg