ansaxin
(m.dh)

(qaan.) Ansixin heshiis qoraal ah ama dukumenti oo la siinayo caddeyn saxiixid ah, oo aad sameysay mid rasmi ah.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ansaxin

ansax [m.l]
1. A. ah.: wax diinta ama sharciga waafaqsan. 2. ld ansixid.

ansax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday; -sixi)
Wax diinta iyo sharciga waafaqsan noqosho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg