anse
(Magacuyaal Ebyoon | Pronoun Independent)

Magacuyaalka qofka kowaad oo ka kooban 'ani'iyo 'se'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh anse

haanse [m.l] (-sayaal, m.l/dh)
Qaab qurxoon oo wax loo yeelo.

haansee [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-seeyay, -seysay)
Wax qurxin.

haanseyn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haansee. haansee

haanseysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
Wax la haanseeyay ahaansho

haanseysnaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg haanseysan. ld haanseysnaansho. haanseysan, haanseysnaansho

haanseysnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld haanseysnaan. haanseysnaan

danseeg [m.l]
Wax aan faa'ido lahayn ee qof waqti ku dhaafo. ld danseegid.

danseeg [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-gay, -gtay)
Qof, wax aan faa'ido lahayn waqti ku lumin.

danseegid [m.f.dh]
eeg danseeg². ld danseeg¹.

an [qr.diid]
ld aan². ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kale jirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”; “Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg