axadh
(m.l)

1. Cuntada dhadhankeeda la jeclaysto. 2. Hadalka nuxurkiisa dib loo sii dhadhansado.

axadh
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-xdhay, -xadhay)

Arrin si aad ah u lafagurid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axadh

axadhid [m.f.dh]
eeg axadh².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg