axan
(m.l)

Xoolo la qalo ama cunto kale oo loogu duceeyo qof markaa dhintay.

axan
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xmay, -xantay; -xmi)

Xoolo la qalo ama cunto kale cid markaa dhimatay raacin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axan

abasaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld abasaxsan.

absaxan [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Waalid, isir, ab.

axmid [m.f.dh]
eeg axan².

bilqaxan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-xnaa, -xnayd)
Wax si aan nadaamsanayn loo kala daadshay ahaansho.

dhaxan [m.dh]
1. Qabow hawadu keento oo jirku dhibsado. 2. Duumo.

dhaxantir [m.l]
1. ld dhaxantire. Dhar aan tayo fiicnayn oo loo gashado dhaxan awgeed. 2. ld dhaxantirid.

dhaxantir [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-ray, -rtay)
Wax dhaxanta la isaga baabi'iyo.

dhaxantire [m.l]
ld dhaxantir¹ (1).

ax [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xannuunka ama xaqiraad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg