axar
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-xray, -xartay)

1. Timir iwm lafo ka saarid. 2. Arrin aad uga baaraandegid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axar

axaran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Arrin iwm wax la axaray ahaansho. ld axran.

axarid [m.f.dh]
eeg axar.

axarnaan [m.f.dh]
eeg axaran. ld axarnaansho, axranaan, axranaansho.

axarnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld axarnaan.

axran [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
ld axaran.

axranaan [m.f.dh]
ld axaranaan.

axranaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld axarnaan.

axrid [m.f.dh]
eeg axar.

baxar [m.l]
1. Bad. 2. Dhibaato weyn. 3. Kuul yaryar cadcad oo haweenku qoorta ku xirtaan.

ax [Erey Dareen | Exclamation]
Cod lagu muujiyo xannuunka ama xaqiraad.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg