axmaq
(m.l) (-qiin /-qyo, m.dh)

Qof aan caqli badan lahayn; nacas, dabbaal.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axmaq

axmaqnimo [m.dh]
Axmaq ahaansho.

dabbaal [m.l] (-llo, m.dh)
1. Nacas; axmaq. 2. ld dabbaalid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg