axsaan
(m.l)

Samo cidi u gasho cid kale.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh axsaan

jarreero [m.dh]
1. Ladnaan. 2. Axsaan, wanaag, naxariis.

sabbaar [m.l]
Hadiyad qof axsaan laga filayo la siiyo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg