ayaandaran
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-rnaa, -rnayd)

Qof aan nasiib wanaagsan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayaandaran

ayaandarnaan [m.f.dh]
eeg ayaandaran. ld ayaandarnaansho, ayaandarri, ayaandarro.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg