ayaanle
(m.l)

Nin nasiib wacan leh.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayaanle

ayaan [m.l]
Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.

ayaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Dharaar iyo habeenkeed; maalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg