ayaanso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Qof, ayaan yeelasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayaanso

ayaansasho [m.f.dh]
eeg ayaanso.

ayaan [m.l]
Awood qarsoon oo qofka la socota dhalashada ilaa dhimashada qofka, sababna u noqota xumo iyo samo waxa uu la kulmayo; nasiib; hoodo.

ayaan [m.dh] (-aamo, m.l)
Dharaar iyo habeenkeed; maalin.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg