ayaanxun
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-umaa, -umayd)

Qof aan nasiib wacan lahayn ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayaanxun

ayaanxumaan [m.f.dh]
eeg ayaanxun. ld ayaanxumaansho, ayaanxumi, ayaanxumo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg