aydiyolooji
(m.l)

(fals.) Mabaadii habeysan oo ku saleysan figrado iyo ujeeddooyin siyaasi ah. ld aydiyooloojiyo.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aydiyolooji

aydiyooloojiyo [m.dh]
ld aydiyolooji.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg