ayidsan
(Fal Gudbe4 | Verb Transitive4) (-naa, -nayd)

Qof, wax ayiday ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayidsan

taageere [m.l] (-rayaal, m.l/dh)
Qof wax ayida ama taageera; ayidsane. ld teegaare.

ayidsanaan [m.f.dh]
eeg ayidsan. ld ayidsanaansho.

ayidsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld ayidsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg