ayiman
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay)

Badar karsamaya wax la budo lagu daray.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayiman

ayimnaan [m.f.dh]
eeg ayiman. ld ayimnaansho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg