aynab
(m.l)

Laynta dad badan hal mar la wada laayo.

aynab
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-bay, -btay)

Dad badan hal mar wada layn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aynab

aynabid [m.f.dh]
eeg aynab².

caynab [Magac Lab Khabar | Noun Masculine Predicate]
C. ah: midab madow oo farduhu yeeshaan.

daynabo [m.dh] (-ooyin, m.l)
(fiis.) Dhaliye danab oo gaar ahaan loogu talagalay in uu dhaliyo qulqul quman.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg