aynfaad
(m.l)

1. Dhibaato aad u ballaaran. 2. ld aynfaadid.

aynfaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Dhibaato aad u ballaaran la kulmid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aynfaad

aynfaadid [m.f.dh]
eeg aynfaad². ld aynfaad¹ (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg