ayni
(m.l) (-iyo, m.dh)

1. Tayada ay wax leeyihiin. 2. Da'.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh ayni

baqaynimo [m.dh]
Baqay ahaansho.

baynibax [m.l]
Kibir badan.

baynibax [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-xay, -xday)
Aad u kibrid ((qof).

baynibixi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Qof aad u kibirin.

baynibixid [m.f.dh]
eeg baynibax².

baynibixin [m.f.dh]
eeg baynibixi. ld baynibixis.

baynibixis [m.l]
ld baynibixin.

caycaynimo [m.dh]
Caycay ahaansho.

kurkurraynimo [m.dh]
Kurkurray ahaansho.

ay [m.dh]
1. Meel geedo badan leh; hawd. 2. Meel cidla ah oo aan la degganayn.

ay [m.dh]
(bot.) Eray badanaa lagu isticmaalo dalalka Ustaraaliya, Niyuusilaand iyo Maraykanka oo lagu isticmaalo gobol ay daboosho jidhi; amase, waxaa lagu isticmaalaa gobol dhiraysan oo aan loo bannayn qodaal. Waxaa kaloo si dabacsan loogu isticmaalaa gobol kasta oo dugag ah oo aan loogu talaggelin qodaal.

ay [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1]
(aayay, ayday) U a.: wax hore loo sameeyey waqti dambe ka faa'ideysasho.

ay [mu.dhm.y]
Magacuyaal yeele oo matala “iyada” ama “iyaga”. Tus. “Maryan Wiil ay tiqiin ayay maanta suuqa ku aragtay”, “Wiilashu guri ay degganaayeen ayay aadeen”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg