aynshaad
(m.l)

Codka lagu qaado qasaa'idka diiniga ah.

aynshaad
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-day, -dday)

Qasaa'id diini ah ku luuqeyn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh aynshaad ↴

aynshaadid [m.f.dh]
eeg aynshaad².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg