baabba'san
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Baabba' ku dhacay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabba'san

baabba'san [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-naa, -nayd)
Baabba' ku dhacay ahaansho.

baabba'sanaan [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabba'san. ld baabba'sanaansho. baabba'san, baabba'sanaansho

baabba'sanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baabba'sanaan. baabba'sanaan

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg