baabbacayn
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)eeg baabbacee. ld baabbacays, baabbaco (2). baabbacee, baabbacays, baabbaco
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabbacayn ↴
baabbacays [m.l]
ld baabbacayn. baabbacayn
baabbaco [m.dh]
1. (-ooyin, m.l) Calaacal, sacab.
2. ld baabbacayn. Orod gaaban oo geelu
labada addin ee hore iyo kuwa dambe midba
mar qaado. baabbacayn, calaacal, sacab
durduri [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-iyay, -isay)
Si culus u ordid (geel); baabbacayn.
tumo [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-untay, -umatay)
1. (f.g) Bir qalab ka samaysasho. 2. (f.mg) Wan dhufanan ka dhigaasho. 3. (f.mg) Qof wuxuu jecelyahay ku raaxaysasho. 4. (f.mg) Ku t.: qof korkii ama wax kale ku durdurin, ku baabbacayn; cagaha la dhicid.
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg