baabso
(Fal Gudbe3 | Verb Transitive3) (-saday, -satay)

1. Dareen iyo feejignaan qof leeyahay soo jiidasho. 2. Qof, hanti uusan lahayn u qiil dayasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabso

baabsasho [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabso. ld baabsad, baabsi. baabso, baabsad, baabsi

gabaabso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-saday, -satay)
Wax sii dhammaanaya oo wax yar ka dambeeyaan noqosho.

baab [m.l] (-bab, m.l)
1. Qayb ka mid ah qaybo buug. 2. Mowduuc ku saabsan arrin gaar ah. 3. Isku b.: wax isku nooc ah. Tus. “Dad aan isku baab ahayn ayaad casuntay”.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg