baabusiir
(m.l)

ld bawaasiir. bawaasiir

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baabusiir

bawaasiir [m.dh] (-rro, m.dh)
(daaw.) Ballaarashada xididdada badan ee dhiiggu ka buuxo oo ku yaal futada qarkeeda. Badanaa waxa keena calool joogsi muddo dheer socday ama shuban. ld baabasiir, baabusiir, baawasiir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg