baadari
(m.l) (-iyaal, m.l/dh)

(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi. baaderi

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadari

baaderi [m.l]
ld baadari. baadari

boob [m.l]
1. Si sedbursi xoog iyo dhaqso leh oo hanti cid ka dhexeyso loo qaato. 2. Si xoog iyo sharcidarro ah oo hanti iwm loo qaato. 3. Baadariga ugu sarreeya Fatikaanka. 4. ld boobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg