baaddiye
(m.l)

Berriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaddiye

reerbaaddiye [Magac Lab Urur | Noun Masculine Collective]
Dad miyiga ku nool ee aan reer magaalaha ahayn; reermiyi.

reerbaaddiyenimo [m.dh]
Reerbaadiye ahaan-sho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg