baadiddoonid
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)baadiddoonid m.f.dh eeg baadiddoon². ld baadiddoon¹ (2), baadiddoonis, baadiggoob¹, baad baadiddoon, baadiddoonis, baadiggoob, baad
Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadiddoonid ↴
baadiddoon [m.l]
1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiddoonis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoob [m.l]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoobid [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
baadiggoobis [m.dh]
ld baadiddoonid. baadiddoonid
goob [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-bay, -btay)
Wax baadiddoonid.
baadiddoon [m.l]
1. B. ah: cid baadi luntay raadinaysa. 2. ld baadiddoonid.
baadiddoon [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-nay, -ntay)
1. Raadin wax lumay la raadiyo. 2. Baadi raadin. ld baadiggoob².
_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg