baadiggef
(m.l)

Waayidda la waayo baadi la raadiyey. ld baadiggefid. baadiggefid

baadiggef
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-fay, -ftay)

Baadi la raadiyey waayid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadiggef

baadiggefid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
m.f.dh eeg baadiggef². ld baadiggef¹. baadiggef

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg