baadisooc
(m.l)

Sumad u gaar ah qof oo xoolihiisa ku astaysto.

baadisooc
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-cay, -cday)

Ka b.: qof, baadi xoolo ku jirta ka aqoonsasho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadisooc ↴

baadisoocid [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baadisooc². baadisooc

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg