baadiyee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-yeeyay, -yaysay)

Dad ama xoolo baadi ka dhigid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baadiyee

baadiyayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baadiyee. baadiyee

baadiyaysan [Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4] (-snaa, -snayd)
1. Wax la baadiyeeyey ahaansho (xoolo). 2. Wax dariiqa toosan ka leexday ahaansho (qof).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg