baafin
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg baafi. ld baafis. baafi, baafis

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baafin

yaboohi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Baadi la hayo shir ka baafin. 2. Yabooh weyddiin.

baafis [m.l]
ld baafin. baafin

baaf [m.l] (-faf, m.l)
Weel weyn oo bir ah una sameysan sida saxan oo dharka lagu dhaqo.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg