baahasho
(Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine)

eeg baaho². baaho

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baahasho

asool [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-oolay, -ooshay)
Neef dheddig oo ida ah kudmo u baahasho. ld osol².

beeddal [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-alay, -ashay)
Kudaal u baahasho (geenyo). ld beedal².

harraad [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Biyo u baahasho.

mudo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-utay, -udatay)
1. Abaalgud istaahilid. 2. Cid u baahasho.

qooq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
1. Xoolo lab qooq ku dhicid. 2. Ciyaarid; dheelid. 3. Dad kibrid. 4. Gabar galmo u baahasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg