baahee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-heeyay, -heysay)

U b.: qof ama dad dhibaateysan hanti u uruurin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baahee

baahayn [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baahee. baahee

baah [m.l]
ld baahid.

baah [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-hay, -hday)
War, cudur, daad iwm aad u faafid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg