baahnaan
(m.f.dh)

eeg baahan. ld baahnaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baahnaan

baahnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baahnow. ld baahnaan.

bakteeriya [m.dh] (-ayaal, m.l/dh)
(baay.) Noole ili-ma-aragtay ah oo dhammaantood ka kooban hal unug, kuwaas oo aan lahayn xuub bu'eed u gaar ah, hase yeeshee leh gidaar unug oo samays u goonniya leh. B.da badanaaba waxa lagu kala soocaa habka khadaynta Garaam (ha u baahnaato ogsajiin ama yaanay u baahnaan) iyo qaabka muuqaalkooda.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg