baahnow
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-naaday, -naatay)

U b.: qof baahan noqosho. Tus. “Ebedkiisa lacag ha u baahnaado, kolba anigu wax u diri maayo”.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baahnow

baahnaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
eeg baahnow. ld baahnaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg