baahsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la baahiyay ahaansho (war).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baahsan

baahsanaan [m.f.dh]
eeg baahsan. ld baahsanaansho.

baahsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld baahsanaan.

mawjad [m.dh] (-do, m.l)
1. Dhaqdhaqaaqa biyuhu sameeyaan marka ay dabeeshu ku dhacdo. 2. Qulqul baahsan, xiriir ah oo ay samayso korontadu marka hawada lagu sii daayo. ld mowjad, hir.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg