baajin
(m.f.dh)

eeg baaji. ld baajis.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baajin

gaafo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-ftay, -fatay)
1. Bawdyo kala fogeyn (hal). 2. U g.: wax qabashadooda isu diyaarin. 3. U g.: wax baajintooda isku hawlid. 4. Ku g.: wax dhan walba ka marid.

qaar [m.dh] (-ro, m.l)
1. ld qaare. Ul dhumuc weyn leh oo madaxa u buuran oo lagu dagaallamo; huur. 2. Cayaar shaxeed aan la baajin karin kataanteeda. ld

baajis [m.l]
ld baajin.

ballanbaajin [m.f.dh]
eeg ballanbaaji. ld ballanbaajis.

dambaajin [m.dh]
ld dembaajin.

dembaajin [m.dh]
ld dembaabin.

gaaxi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Candho xoolaad caano ku baajin.

madalbaajin [m.f.dh]
eeg madalbaaji. ld madalbaajis.

negaadi [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
Geeddi ka baajin; dejin. ld nagaadi².

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg