baakad
(Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine) (-dyo, m.l, /-do, m.dh)

Warqad adag oo qaab sanduuq leh oo badeecooyinka lagu rido. ld baako.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baakad

baako [m.dh]
ld baakad.

isteeg [m.l] (-gyo, m.dh)
Xirmo ka kooban toban baakad oo sigaar ah.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg