baalalley
(Magac Dheddig Urur | Noun Feminine Collective)

Xasharaad yaryar oo baalal leh sida badan waqtiga roobka la arko.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalalley

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg