baalashee
(Fal Gudbe2 | Verb Transitive2) (-sheeyey, -sheysey)

ld baalash².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalashee ↴

baalash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Kabo luujito marin. ld baalashee.

ilbiriqsi [m.l] (-iyo, m.dh)
Muddada u dhexeysa il baalasheeda si deg deg ah la isugu qabtay, degdegna loo kala qaaday. ld ilbidhiqsi, ilbiliqsi, ilmilicsi, ilmiliqsi.

baalash [m.l]
1. Rinji midabbo badan leh oo gasacado yaryar ku jira oo kabaha la mariyo, luujito. 2. Burush.

baalash [Fal Gudbe1 | Verb Transitive1] (-shay, -shtay)
Kabo luujito marin. ld baalashee.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg