baaldacar
(m.l) (-rro, m.dh)

Usha dheer ee dhexda kaga taal geedka dacarta.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaldacar

dhabaq [m.l]
1. Sacab, durbaan iwm oo ciyaar, hees iwm loo tumay oo aan laysla helin. 2. Dhiin yar, baaldacarka fiiddiisa ku samaysma, sida malabka u macaan oo la cuno.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg