baaldillaacso
(Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3) (-saday, -satay)

Heerkii ay ku duuli lahayd gaarid (shinbir).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaldillaacso

baaldillaacsasho [m.f.dh]
eeg baaldillaacso. ld baaldillaacsad, baaldillaacsi.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg