baalidid
(m.f.dh)

eeg baalid².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalidid

baalid [m.l]
B. ah: wax muddo dheer jiray oo aad u gaboobay.

baalid [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-day, -dday)
Wax muddo dheer jiray, aad u gaboobid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg