baallee
(Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2) (-leeyay, -laysay)

Ka b.: wax ama meel doc ka jarid.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baallee

baallayn [m.f.dh]
eeg baallee.

humbaallee [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-leeyay, -leysay)
Hum-baalle samayn.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg