baalley
(m.dh)

Ciyaar dhaqameed jaan iyo jiibinba leh oo dadka isku maaweeliyo (degaanka Ceergaabo).

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baalley

baalleybarro [m.dh]
Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; balanbaalis.

balambaallis [m.dh]
Cayayaan afar baal oo waaweyn, xardhan oo qurxoon leh; baalleybaro.

humbaalleyn [m.f.dh]
eeg humbaallee. ld humbaalle (2).

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg