baaltaag
(m.l)

ld baaltaagid.

baaltaag
(Fal Gudbe1 | Verb Transitive1) (-gay, -gtay)

Gorayo, cantalaay iwm baal fidin.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaltaag

baaltaagid [m.f.dh]
eeg baaltaag². ld baaltaag¹.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg