baaluqid
(m.f.dh)

eeg baaluq².

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh baaluqid

baaluq [m.l] (-qyo, m.dh)
B. ah: qof da'di qaangaarnimada gaarey.

baaluq [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-qay, -qday)
Da'dii qaangaarnimada gaarid.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg