bi'id
(m.f.dh)

eeg ba'². ld ba'id.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh bi'id

baabbi'id [Magac Fal Dheddig | Noun Verb Feminine]
eeg baabba'². ld baabba'¹ (3). baabba'

ba'id [m.dh]
ld bi'id.

bi'id [m.f.dh]
eeg ba'². ld ba'id.

carabbaabbi'id [m.f.dh]
eeg carabbaabba'².

carjab [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-bay, -btay)
Maro, urtii cusaybka ka bi'id.

da'fur [Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1] (-ray, -rtay)
Qooq ka bi'id (awr).

qalaggoo [Fal Magudbe2 | Verb Intransitive2] (-ooyay, -oysay)
Nafley qalo ka bi'id.

bi'i [Fal Gudbe2 | Verb Transitive2] (-iyay, -isay)
1. Hoog iyo dhibaato gaarsiin; hoojin, beleyn. 2. Hawl, arrin iwm. si gurracan u fulin. 3. “Ka bi'i”: wax meel ku yaal ka tirid; baabi'i..

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg