buuxsan
(Fal Magudbe1 | Verb Intransitive1) (-amay, -antay; -ami)

Wax la buuxiyey noqosho.

buuxsan
(Fal Magudbe4 | Verb Intransitive4) (-naa, -nayd)

Wax la buuxiyay ahaansho.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxsan

buuxsamid [m.f.dh]
eeg buuxsan¹.

buuxsanaan [m.f.dh]
eeg buuxsan². ld buuxsanaansho.

buuxsanaansho [Magac Lab/Dheddig | Noun Masculine/Feminine]
ld buuxsanaan.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg