buuxsasho
(m.f.dh)

eeg buuxso.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh buuxsasho

cuuro [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-rtay, -ratay)
Weel aad u buuxsasho.

dhaanso [Fal Gudbe/Magudbe3 | Verb Transitive/Intransitive3] (-saday, -satay)
1. (f.g) Weel buuxsasho. 2. (f.mg) Gaadiid biyo meel fog uga doonasho.

diilo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-iishay, -iilatay)
Wax ciid, neef iwm ka buuxsasho.

hirqo [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-qaday, -qatay)
1. Biyo weel ka buuxsasho. 2. Cunto ama biyo si aad ah uga dhergid. ld harqo.

jilayso [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-stay, -satay)
Wadaan biyo ka buuxsasho.

niibo [Fal Gudbe3 | Verb Transitive3] (-btay, -batay)
1. Ku n.: wax meel daloosha ku buuxsasho. 2. Dhegaha n.: xayawaan aad u ordid. 3. Dhego furaysasho.

xankakaabso [Fal Magudbe3 | Verb Intransitive3] (-saday, -satay)
Qof cararaya wax daadsan gacan ka buuxsasho.

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg